Qeexid
"Qof jirro ka soo bogsoonaya oo howl galay dhibaato la kulmid."
[-cday, -catay]
qumbac day
qumbac atay
f.mg3"Qof jirro ka soo bogsoonaya oo howl galay dhibaato la kulmid."
Wadaag:
Geed aan qodax lahayn oo geedaha kale ku faalala, baxshana miro macaan oo la cuno.
Gabooye.
m.l
Wadaag:
Geedka naarjiinka.
Miraha geedka naarjiinka.
Xasdharaad yaryar oo dhiigga xoolaha ka nuuga. 4. (-bayaal, m.l./dh) Weel harag ka samaysan oo subagga lagu shubto. ld qunbe.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qalab leh af u eg kan mishaarta oo qumbaha lagu xoqo, gadaalna ku leh qori dheer oo lagu fadhiisto. ld qumbahool.
m.l
Wadaag:
Quraac cunid. Quraan m.l Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan. Qur'aan m.l ld Quraan.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
(f.g) Xoolo kaxayn.
(f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin.
(f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: