Qeexid
"Si wanaagsan oo hawl loo qabto."
Qeexid Xigta
Weecweecasho la'aan; toos.
"Si wanaagsan oo hawl loo qabto."
Weecweecasho la'aan; toos.
Wadaag:
(c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Waran, mindi iwm iyadoo daabka la haysto qof ku mudid.
f.g1
Wadaag:
Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.
m.l
Wadaag: