Qeexid
"(-no, m.dh) Jawaan weyn."
"(-no, m.dh) Jawaan weyn."
Wadaag:
(c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
m.l
Wadaag:
Si wanaagsan oo hawl loo qabto.
Weecweecasho la'aan; toos.
m.l.fk
Wadaag:
Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab la beero oo caleemo balballaaran, ubax iyo miro macaan oo la cuno leh.
Miraha geedka rumaanka.
Qof xabsi ku jira oo xukun sugaya. 4. Nooc ka mid ah sariirihii hore oo alwaaxda qurxan oo la xardhay ka samaysan, oo leh rukummo kor u dhaa-dheer.
m.l
Wadaag:
Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood.
Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato.
Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xoolo kaxayn.
(f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin.
(f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: