Qeexid
"Qof aan qaldanayn ahaansho."
[-naa, -nayd]
qumman4 aa
qumman4 ayd
f.mg4"Qof aan qaldanayn ahaansho."
Wadaag:
(c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
m.l
Wadaag:
Si wanaagsan oo hawl loo qabto.
Weecweecasho la'aan; toos.
m.l.fk
Wadaag:
Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Xoolo kaxayn.
(f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin.
(f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: