Qeexid

"Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood."

Qeexid Kale

Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.

Qeexid Xigta

Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qun oo kali ah:
  • Axmed oo ah Qunsul ku sugan Cadan.
  • Paul Kagame dadka ka soo horjeeda waxa ugu culus ninka la yidhaa Faustin Twagiramungu oo ah Hutuga qunyar socodka ah, horena u ahaan jirey Ra'iisalwasare oo mastaafuris ka soo laabtey sanadkan horaantiisii.