Qeexid

"Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood."

Qeexid Kale

Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.

Qeexid Xigta

Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato.

Wadaag: