Qeexid
"Xoolo meel unuunufid."
[-fay, -ftay]
qunjuraaf2 ay
qunjuraaf2 tay
f.g1"Xoolo meel unuunufid."
Wadaag:
Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay.
Hambo.
Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.
m.l.u
Wadaag:
Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Risiq raadin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla wareegto.
S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.
m.dh
Wadaag:
Nafley xasuuqid.
Dad khasab ku ururin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: