Qeexid
"(-do, m.l) Xafiiska qunsulka."
"(-do, m.l) Xafiiska qunsulka."
Wadaag:
qunsul xigeen m.l (-nno, m.dh) (taar.) Ninka ku xiga qunsulka (arrimaha qunsulliyadda).
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qof diblomaasi ah oo dalka uu joogo dalkiisa wakiil uga ah bulshadiisa kana hooseeya safiirka.
m.l
Wadaag:
qunsul xigeen m.l (-nno, m.dh) (taar.) Ninka ku xiga qunsulka (arrimaha qunsulliyadda).
Wadaag:
Xoolo iwm meel u kaxaysasho.
Dan, arrin iwm meel marsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: