Qeexid

"Q. ah: qof deggan oo dabci qabow dadka kula dhaqma."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qunyarsocod oo kali ah:
  • David Shinn, wuxuu carabka ku dhuftay in dadka Soomaaliyeed ay hadda taageersan yihin dawlada cusub ee uu hoggaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah wadaada qunyarsocodka ah ee Somalia.
  • DF, Mareykanka iyo Ethiopia ayaa waxay aamisan yihiin in Sheekh Shariif uu yahay wadaad qunyarsocod ah, iyagoo kooxaha kale ee mucaaradka ahna u haystay inay yihiin xagjiriin rabshad-wadayaal ah.