Qeexid
"Quraac cunid. Quraan m.l Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan. Qur'aan m.l ld Quraan."
[-cday, -catay]
quraac day
quraac atay
f.mg3"Quraac cunid. Quraan m.l Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan. Qur'aan m.l ld Quraan."
Wadaag:
Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.l) Godin yar oo weelasha lagu qoro. ld quraarqor.
m.dh
Wadaag:
Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
m.dh.u
Wadaag:
Qof hantidiisa ama dantiisa daryeelasho.
Qof cilmi diineed barasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Walax adag oo ilays gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Xus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.
m.l
Wadaag:
Qof buka Quraan ku akhriyid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof jirro ka soo bogsoonaya oo howl galay dhibaato la kulmid.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
Shiraac fidsasho.
Meel ka tegid.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: