Qeexid
"ld quraanyo."
"ld quraanyo."
Wadaag:
Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
m.dh.u
Wadaag:
(-rro, m.l) Godin yar oo weelasha lagu qoro. ld quraarqor.
m.dh
Wadaag:
Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Xus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.
m.l
Wadaag:
Quraac cunid. Quraan m.l Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan. Qur'aan m.l ld Quraan.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
Qof buka Quraan ku akhriyid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Walax adag oo ilays gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso.
m.dh
Wadaag:
Siyaarooyinka, Allabariyada oo Quraan dad badani ka akhriyaan.
Akhrinta la akhriyo Quraan.
m.l
Wadaag:
Maroodiga dheddig.
(riw.) Haweeney jisha qeybta ugu muhiimsan ee filin ama riwaayad.
Naag aad u qurux badan.
m.dh
Wadaag: