Qeexid
"eeg quraansaar2."
"eeg quraansaar2."
Wadaag:
Qof buka Quraan ku akhriyid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.l) Godin yar oo weelasha lagu qoro. ld quraarqor.
m.dh
Wadaag:
Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
m.dh.u
Wadaag:
(kiim.) Walax adag oo ilays gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso.
m.dh
Wadaag:
Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Xus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.
m.l
Wadaag: