Qeexid

"(-do, m.l) Dhalo; qarsho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quraarad oo kali ah:
  • Markii intaasi dhacday ayaa Maxamed Nuur oo ahaa nin aad u timo jilicsani uu codsaday in isna tin laga gooyo oo quraaradda lagu rido.
  • Albaabkii birta ahaa wuu dhammaaday, waxa soo filiqsamay oo debedda daadsan qaar ka mid ah dawooyinkii la gubayay, xitaa quraarado dawooyin ku jiraan oo aan gubannin ayaa dhulka daadsanaa.