Qeexid
"(kiim.) Walax adag oo ilays gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso."

Wadaag:
(-rro, m.l) Godin yar oo weelasha lagu qoro. ld quraarqor.
m.dh
Wadaag:
Guri, xero iwm irriddiisa xirid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.
m.dh
Wadaag:
Quraac cunid. Quraan m.l Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan. Qur'aan m.l ld Quraan.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
Qof buka Quraan ku akhriyid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
m.dh.u
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag:
(dii.) Xus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.
m.dh
Wadaag: