Qeexid
"Cunto loo sameeyo allabari."
Qeexid Xigta
Allabari yar.
"Cunto loo sameeyo allabari."
Allabari yar.
Wadaag:
Wax qurub-qurub laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
m.l
Wadaag:
Qof madaxa maluuqday ahaansho.
Lo', ari wax seenyoon ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo.
Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.
m.l
Wadaag: