Qeexid
"Qurbaan samaysasho."
[-saday, -satay]
qurbaans aday
qurbaans atay
f.mg3"Qurbaan samaysasho."
Wadaag:
Wax qurub-qurub laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dugaagga qaar ka mid ah hilib qurun ka dhigasho.
Wax qarsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid abbaan unoqosho (qof).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
m.l
Wadaag:
Cid waxay nasiib u heshay ku qancid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Xoolo iwm meel u kaxaysasho.
Dan, arrin iwm meel marsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag: