Qeexid

"Awr yar oo da'diisu u dhexeyso nirig iyo qaalin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qurbac oo kali ah:
  • Ninkaa isaga ah, maalinbaa awrkii gurgurshaa ka dhintay, markaasuu soo qabsaday qaalin yar oo qurbac ah si uu u laylyado kadibna ugu guuro.