[-yeeyay, -yeysay]
qurbacye eeyay
qurbacye eysay
"Hal qurbac dhalid."
Wadaag:
eeg qurbacyee. ld qurbacyeys.
m.f.dh
ld qurbacyeyn.
m.l
Awr yar oo da'diisu u dhexeyso nirig iyo qaalin.
Wax qurub-qurub laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
(-xay, -xday; -bixi) Nafley nafbixid.
f.mg1
Cunto loo sameeyo allabari.
Allabari yar.
ld qurbe.
m.dh
Qurbaan samaysasho.
f.mg3
-saday, -satay
eeg qurban. ld qurbanaansho.
Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
eeg qurub2.
eeg qurbaanso.
/dh ld qurbanaan.
eeg qurbax.