Qeexid
"Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo."
"Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo."
Wadaag:
Wax qurub-qurub laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag:
Geedka naarjiinka.
Miraha geedka naarjiinka.
Xasdharaad yaryar oo dhiigga xoolaha ka nuuga. 4. (-bayaal, m.l./dh) Weel harag ka samaysan oo subagga lagu shubto. ld qunbe.
m.l
Wadaag: