Qeexid
"eeg qurdudumso. ld qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash"
"eeg qurdudumso. ld qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash"
Wadaag:
Wax adag ilka ku burbursasho. ld qurdujubso, qurjujubso, qurjujumso, qururumso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Iniinaha yaryar ee cudbiga.
Timo aad u jilicsan marka la shanleeyo seexda.
m.dh.u
Wadaag:
eeg qararamso. ld qararabsad, qararabsasho, qararabsi, qararamsad, q
m.f.dh
Wadaag: