Qeexid
"Nafley nafta ka qaadid."
[-gooyay, -goysay]
qurgo ooyay
qurgo oysay
f.g2"Nafley nafta ka qaadid."
Wadaag:
Cid nabar xoog leh surka kaga dhifasho.
f.g2
-ooyay, -ooysay
Wadaag:
Nafley surka jug ka gaarsiin.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun1, qurmoon1, qurun1.
Wadaag:
Meesha kuusan ee cunaha ragga ku taal; bocor.
(-rro, m.dh) Labada cirif ee qaansada middood.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro.
ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.
m.l
Wadaag: