Qeexid
"Naf ka goynta cid nafta laga gooyo."
"Naf ka goynta cid nafta laga gooyo."
Wadaag:
Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku haysta.
m.dh
Wadaag:
Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.
m.dh
Wadaag:
Senge (faras).
ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.
m.dh
Wadaag:
Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan.
Wax siin la'aanta qof wax doonaya.
ld qadid.
m.dh
Wadaag: