Qeexid
"Koritaanka jirku sameeyo."
"Koritaanka jirku sameeyo."
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-do, m.l) Weel aabbur leh oo cawda laga sameeyo oo alaabada yaryar lagu gurto; gunnad.
m.dh
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag:
Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
m.l
Wadaag:
Meesha kuusan ee cunaha ragga ku taal; bocor.
(-rro, m.dh) Labada cirif ee qaansada middood.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro.
ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.
m.l
Wadaag: