Qeexid

"Wax qurun ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qurmi oo kali ah:
  • Taasi waxay soo af-jaraysaa cadaawadii inoo dhaxaysay, qolyihii Qurmista ahaa halkaasay ugu dhammaatay, qiil kalena uma furna inay dalkooda dib ugu soo noqdaan mooyee.
  • Waa askari iyo jabhad; faqash iyo qurmis.