Qeexid
"Hoore si dhaqso ah u cabbdi."
[-iyay, -isay]
qurqur yay
qurqur say
f.g2"Hoore si dhaqso ah u cabbdi."
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meesha kuusan ee cunaha ragga ku taal; bocor.
(-rro, m.dh) Labada cirif ee qaansada middood.
m.l
Wadaag:
Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay.
Qolob-dhabashada awr qooqani sameeyo.
ld qurqurin.
m.dh
Wadaag:
U q.: arrin wax gar ah u arkid (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Q. ah: qof ahmiyad gaar ah siiya ku cibaadeysiga qubuuraha.
m.l.kh
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag:
Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
m.l
Wadaag:
qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun1, qurmoon1, qurun1.
Wadaag: