Qeexid

"Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay."

Qeexid Kale

ld qurqurin.

Qeexid Xigta

Qolob-dhabashada awr qooqani sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: