Qeexid

"(-uumo, m.l) Dadyow isku qarni noolaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quruun oo kali ah:
  • Quruun teeda hanan weydaa Tiqo kuma leh dunideenee, Adduunyada ka tamin qaadtoo Assaagiina tiigsada eey.
  • Madinnimo kelaad tahay quruun ‘ aan xigaal kabine Adigoo ka saabbiya xilqaad ‘ kadarta kaa saara Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?