Qeexid

"Dhagax yaryar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quruurux oo kali ah:
  • Sannadkii 1995-kii ayaa markii u horaysay madaarka Burco waxoogaa dayactir ah lagu sameeyey, laakiin dhabbuhu maadaama lagu goglay quruurux ama jay marka ay diyaaraduhu cabbaar isticmaalaan-ba waxay u geystaan duqad.
  • Dhagaxda iyo quruuruxa meel kasta yaal ayaa suuragal ka dhigi kara inay wastaadiinta dalku inoo dhisaan laamiyo aanu ku bixin adduun fara badan, iyo inay laamiyadii hore si joogta ah u dayactiraan.