Qeexid
"(jool.) Dhadhaab lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca)."
"(jool.) Dhadhaab lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca)."
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Ciid aad u jilicsan oo aan boor lahayn. ld batuux.
m.l
Wadaag:
Si isdabajoog ah u hadlid.
Quruurux wax ku xisaabid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.cimi.) Duufaan bataax xoogaa qaro leh sidata oo dabayl xoog lihi waddo. Qurubyada bataxa ahi mar mar dhif ah ayay kor u kacaan in ka badan 15 ilaa 30 mitir dhulka korkiisa, in badanna kama durkaan meesha ay yaalliin ama isha (source).
m.l
Wadaag:
Waxay la xiriirtaa qiimeyn qurux iyo fan qurux u bogid.
(fals.) Qeyb ka mid ah barashada falasafada ee ku saabsan quruxda.
m.dh
Wadaag:
Wax qurux leh ahaansho. ld qurxan, qurxoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun1, qurmoon1, qurun1.
Wadaag:
eeg quruxsan. ld quruxsami (2), quruxsanaansho; qurxanaan, qurxanaa
m.f.dh
Wadaag:
Cudur geela dheddig sabiisha wareeggeeda uga dhaca oo badanaa keena dhalmo la'aan, haddaan laga daaweyn.
m.l
Wadaag: