Qeexid
"Si isdabajoog ah u hadlid."
Qeexid Xigta
Quruurux wax ku xisaabid.
[-iyay, -isay]
quruurux yay
quruurux say
f.mg2"Si isdabajoog ah u hadlid."
Quruurux wax ku xisaabid.
Wadaag:
(jool.) Dhadhaab lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca).
m.l.u
Wadaag:
Wax qurux leh ahaansho. ld qurxan, qurxoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun1, qurmoon1, qurun1.
Wadaag:
(-rmay, -runtay; -rmi) Wax in muddo ah meel yaalay ur xun yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
(-byo, m.dh) (nax.) Macag caam ah oo tilmaama curiyeyaal aan lahayn micno u gaar ah marka ay keligoodu yihiin, waxayse qayb weyn ka qaataan xagga dhismaha weerta, waxaana ka mid ah: “ma” oo ah q. diidmo; “baa”/”ayaa”, “aa” oo ah q. diiradeed magac; “waa” oo ah q. diiradeed fal; “ma”, “miyaa” oo ah q. weyddiimeed.
m.l
Wadaag: