Qeexid
"Wax qurux u yeelid."
[-iyay, -isay]
qurx yay
qurx say
f.g2"Wax qurux u yeelid."
Wadaag:
(-bo, m.l) Xididdo iyo qanjirro yaryar oo candhada ku yaal oo caanaha dhala; kurxin.
m.dh
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si isdabajoog ah u hadlid.
Quruurux wax ku xisaabid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro.
ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.
m.l
Wadaag:
Wax dubka ka qaadid.
Wax qaawin.
Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun1, qurmoon1, qurun1.
Wadaag:
Laba xubnood oo is haaysta kala goyska ka kalabixin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag: