Qeexid

"Dacar; qaras."

Qeexid Xigta

Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qush oo kali ah:
  • Hadday doonayso inay dumarka boqorrad u noqoto ha laga dhigo, waayo waaba loo baahan yahay boqorrad looga ashkatoodo dumarka qaadleyda ah iyo caasha qushida.
  • Runtii qoraalkaas Diktoorku aad ayuu ugu fara yaraystay khubaro ajnabi ahina way u qushuuceen saamigii uu shirkaas ka qaatay.