"Nooc ka mid ah sagaarada oo ku nool dhulalka buuraleyda ah."
Wadaag:
Caloosha xoolo daaqa; uuskujir. ld uuslaho.
m.dh
(-sayaal, m.l/dh) Caleen la shiidey oo maydka lagu dhaqo.
m.l
Dacar; qaras.
Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.
Q. ah: ceel, war, durdur iwm oo hoos u dheer; mool.