Qeexid
"Lataliyayaal. ld khuususi."
"Lataliyayaal. ld khuususi."
Wadaag:
Nafley biyo hoos u gelin.
Cid rajo la'aan dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid waxay ilowsanayd garwaaqsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Lataliyeyaashii Sayidka mid ka mid ah.
Wax gaar ama khaas ah. ld qusuusi.
m.l
Wadaag:
Dharka xariirta ah nooc ka mid ah oo lagu sameeyo gobolka Qarmuusi ee u dhexeeya Iraq iyo Iiraan.
m.dh
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Caleen la shiidey oo maydka lagu dhaqo.
m.l
Wadaag: