Qeexid

"Cunto; cunno ; dheef."

Qeexid Xigta

Nooc geed; shillin; kulan; kedi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quud oo kali ah:
  • Ma lahayn adeege u shaqeeya, sidoo kalena ma haysan hanti uu ku quudiyo caruurtiisa aan ka ahayn faras uu dhaqan jiray.
  • Wuxuu sheegay in ay qorshaynayaan in magaalooyinka kale ee Puntland ay yimaadaan dhaqaatiirtan wakhti kale, wuxuuna sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay quudaraynayso in qalliin lagu sameeyo dadka faruuran oo dhan oo ku nool Puntland.