Qeexid
"(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Qanjirro linfo sooheed ah qaybta sare ee dhuunta oo marka ay bukoodaan sanka xira."
"(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Qanjirro linfo sooheed ah qaybta sare ee dhuunta oo marka ay bukoodaan sanka xira."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Kolmo ka lalmada sanka geela oo ka dhasha santuur lagu sameeyey.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo.
Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-nay, -ntay
Wadaag:
Qof haween ah oo aan waxtar iyo caqli midna lahayn.
Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: