Qeexid
"eeg quuriwaa."
"eeg quuriwaa."
Wadaag:
(f.g) Wax bixintooda niyadda ka soo goyn waayid.
(f.mg) U q.: Xaasidnimo awgeed qof wax fiican oo ay haysato la nacbeysasho.
f.g
Wadaag:
Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido.
Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
m.dh
Wadaag:
Qof xaqirid; yasid.
Wax saluugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Xasharaad calaamberiga u eg oo midab cascas leh oo waxyaabaha macmacaan soo raaca.
m.l
Wadaag: