Qeexid

"ld quusid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quus oo kali ah:
  • Marka saddexaad waxaa ku sii jirta: haddii aan jacaylkaaga u dhintay kaama aan quusan ee waan kaa dhur sugayaa, oo haddii aan ifka kugu waayey aakhiro ayaan rajada u riixayaa.
  • Hiraalkii halgamayaasha gobonimodoonka Somaaliyeed oo ku dhisneed in Somaalida Geeska Afrika la mideeyo oo hal dawlo la iskugu keeno waxaa soo gaaray dhaawac culus in kasta oo ayan habooneyn in laga quusto, lana aaso.