Qeexid
"Biyo hoos u gelid; muquurid."
[-say, -stay]
quus3 ay
quus3 tay
f.mg1"Biyo hoos u gelid; muquurid."
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Qof biyaha inta quusa muddo badan ku jiri kara.
m.l
Wadaag:
Nafley biyo hoos u gelin.
Cid rajo la'aan dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.
m.dh
Wadaag:
Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido.
Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
m.dh
Wadaag:
Qof xaqirid; yasid.
Wax saluugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof qayla badan oo hadal aan macne lahayn ku hadla.
m.l
Wadaag:
Miraha geedka jeerinka, lacagaalaha, dheerdheerada, jiiqjiiqlaha iwm.
m.l.u
Wadaag: