Qeexid
"Nafley biyo hoos u gelin."
Qeexid Xigta
Cid rajo la'aan dhigid.
[-iyay, -isay]
quus yay
quus say
f.g2"Nafley biyo hoos u gelin."
Cid rajo la'aan dhigid.
Wadaag:
Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.
m.dh
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Qof biyaha inta quusa muddo badan ku jiri kara.
m.l
Wadaag:
Dharka xariirta ah nooc ka mid ah oo lagu sameeyo gobolka Qarmuusi ee u dhexeeya Iraq iyo Iiraan.
m.dh
Wadaag:
Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido.
Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
m.dh
Wadaag:
Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro.
ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.
m.l
Wadaag: