Qeexid
Laan, xidid ama jirrid jilicsan oo leh dhacaan macaan oo la mashiiqsan karo.
Laan, xidid ama jirrid jilicsan oo leh dhacaan macaan oo la mashiiqsan karo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Quwaax raadsasho.
Qeexid Xigta: Dhacaan quwaax mashiiqsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg quwaaxso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) ld quwo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Geedka qasabka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi.
Qeexid Xigta: Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xoog; itaal; tabar. ld quwad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Quwo helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: Wax quwad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]