Qeexid
Quwaax raadsasho.
Qeexid Xigta
Dhacaan quwaax mashiiqsasho.
[-saday, -satay]
f.g3Quwaax raadsasho.
Dhacaan quwaax mashiiqsasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Laan, xidid ama jirrid jilicsan oo leh dhacaan macaan oo la mashiiqsan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg quwaaxso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid.
Qeexid Xigta: Dhuxul shidasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) ld quwo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Candho xoolaad caano ku baajisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax qurux u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax xoog ama awood yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]