"Xoog; itaal; tabar. ld quwad."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Quwo helid.
f.mg1
eeg quwow.
m.f.dh
Wax quwad u yeelid.
f.g2
-weeyay, -weysay
(-do, m.l) ld quwo.
m.dh
eeg quwee.
Laan, xidid ama jirrid jilicsan oo leh dhacaan macaan oo la mashiiqsan karo.
m.l
Wax xoog ama awood yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay