"(-oobay, -owday; -oobi) Quwo helid."
Wadaag:
Xoog; itaal; tabar. ld quwad.
m.dh
eeg quwow.
m.f.dh
(-do, m.l) ld quwo.
Wax quwad u yeelid.
f.g2
-weeyay, -weysay
Laan, xidid ama jirrid jilicsan oo leh dhacaan macaan oo la mashiiqsan karo.
m.l
eeg quwee.