Qeexid
"Wax raabakhay ahaansho (qalab)."
[-naa, -nayd]
raabakhsan aa
raabakhsan ayd
f.mg4"Wax raabakhay ahaansho (qalab)."
Wadaag:
Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.
f.mg1
-khay, -khday
Wadaag:
Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho.
Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho.
Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Cayaar turub (dabaka-eri) marka saddex raani baxdo tan afaraad ee harta.
m.dh
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Laba kooxood ama wax ka badan oo kala dandambeeya isku jihana u socda; kooxkoox. ld raaberaabe.
m.l.fk
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag:
Qof madax wareer hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax raaxo ku jiro ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xoolo wax calalin; baryaqaadid.
Dad wax calalin. ld raamso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(daaw.) Cudur muddo gaaban oo uu keeno fiirus, wuxuuna ku dhacaa maskaxda iyo xangullada ee xoolaha dhiigga kulul, waxaana sida badan dadka u gudbiya qaniinyada ey cudurka qaba. Astaamuhu waxay soo baxaan muddo u dhexeysa 10 beri ilaa sannad waxayna ka koobanyihiin: jir xanuun, qandho, dhibaato neefsashada, dhareerid, xilliyo qofku aad u kacayo iyo muruq-roor xanuun badan oo ay liqiddu keento. Xaaladaha dambe ee cudurka; aragga biyaha oo keena qallal iyo curyaannimo. Dhimashadu waxay dhacdaa 4-5 beri dhexdood.
m.dh
Wadaag: