Qeexid
"(-bayaal, m.l/dh) Laba kooxood ama wax ka badan oo kala dandambeeya isku jihana u socda; kooxkoox. ld raaberaabe."
"(-bayaal, m.l/dh) Laba kooxood ama wax ka badan oo kala dandambeeya isku jihana u socda; kooxkoox. ld raaberaabe."
Wadaag:
Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Cayaar turub (dabaka-eri) marka saddex raani baxdo tan afaraad ee harta.
m.dh
Wadaag:
Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.
f.mg1
-khay, -khday
Wadaag:
Nooc jaadadka likaha ka mid ah oo la cuno. ld barshinwaraabe.
m.l
Wadaag:
Wax raabakhay ahaansho (qalab).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xoolo wax calalin; baryaqaadid.
Dad wax calalin. ld raamso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(daaw.) Cudur muddo gaaban oo uu keeno fiirus, wuxuuna ku dhacaa maskaxda iyo xangullada ee xoolaha dhiigga kulul, waxaana sida badan dadka u gudbiya qaniinyada ey cudurka qaba. Astaamuhu waxay soo baxaan muddo u dhexeysa 10 beri ilaa sannad waxayna ka koobanyihiin: jir xanuun, qandho, dhibaato neefsashada, dhareerid, xilliyo qofku aad u kacayo iyo muruq-roor xanuun badan oo ay liqiddu keento. Xaaladaha dambe ee cudurka; aragga biyaha oo keena qallal iyo curyaannimo. Dhimashadu waxay dhacdaa 4-5 beri dhexdood.
m.dh
Wadaag:
Wax meel sare saaran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-cay, -cday; -rici) Wax meel sare ka soo laallaadid.
f.mg1
Wadaag: