Qeexid

"(daaw.) Cudur muddo gaaban oo uu keeno fiirus, wuxuuna ku dhacaa maskaxda iyo xangullada ee xoolaha dhiigga kulul, waxaana sida badan dadka u gudbiya qaniinyada ey cudurka qaba. Astaamuhu waxay soo baxaan muddo u dhexeysa 10 beri ilaa sannad waxayna ka koobanyihiin: jir xanuun, qandho, dhibaato neefsashada, dhareerid, xilliyo qofku aad u kacayo iyo muruq-roor xanuun badan oo ay liqiddu keento. Xaaladaha dambe ee cudurka; aragga biyaha oo keena qallal iyo curyaannimo. Dhimashadu waxay dhacdaa 4-5 beri dhexdood."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raabiya oo kali ah:
  • Cabdullahi Muusde Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiinta ku nool dalka sacuudi Caraabiya oo sheegay inay ummadda Soomaaliyeed badankeed ay taagersan yihiin Heshaaskaas nabadeed ee ka dhacay dalka Jabuuti.
  • Sucuudi caraabiya, ayaa dib-u-calmatay xoolaha Itoobiya, kadib markii adhi la’aan Naadigoodii kubadii laga badiyay.