Qeexid

"(f.g) Cid socod ku wehelin."

Qeexid Kale

(f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.

Qeexid Xigta

(f.g) Waddoqaadid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raac oo kali ah:
  • Aniga oo leh "Ka dan raaco goortaay damcaan, ha iska duufeene."
  • Markaan dhammaysto orodka tareenka ayaan dib u raacayaa, waayo ninkaygii ayay dawo u socotay,” ayay ku dartay.