Qeexid

"Nafley daba ordid."

Qeexid Kale

Nafley meel ka cayrin.

Qeexid Xigta

Xoolo lumay raadin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raacdee oo kali ah:
  • Gudoomiyihii hore ee Gobolaka Hiiraan kaasoo laga raacdeeyay xilkii uu ka hayay Gobolkaasi ninka lagu magacaabo Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).
  • Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?