Qeexid

"eeg raaci. ld raacis, raacsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raacin oo kali ah:
  • Intaa ka dib waxaa dhacaysa in la hor keeno maxkamad ku taal addis dabadeeto halkaasi lagu xukumo ganaax baddana laga qaado markay intaas dhacdo ayaa la raacinayaa askar gaadhsiisa ilaa xadka ay ka soo galeen ama ilaa xuduuda wajaale.
  • Isku day in aadan raacin dhinacna, balse caawin carruurtaada carruurtooda si aad si fiican ugu fahamto waxa qof walbaa damacsan yahay.